wasiirka qorshaynta dowlada federalk somaliya ayaa lagu soo dhoweeyey magaalada dhahar
|Waxa maanta caasimadda gobolka Haylaan ee Dhahar, Puntland lagu soo dhoweeyey wafdigii isugu jiray Federaalka Soomaaliya iyo Puntland ee hogaaminayey Wasiirka Qorshaynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan