Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

wasiirka qorshaynta dowlada federalka ah oo lagu soo dhoweeyey dalka kuweyt

 

Wasiirka Qorshaynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dawlada  federaalka Soomaaliya  Jamaal Maxamed Xasan ayaa si aan horay loogu arag loogu soo dhoweeyey dalka Kuweit.

Wasiirka ayaa kula kulmay  dalka Kuwait wasiirka arimaha dibadda  ee dalkaas, sidoo kalena ay balansan yihiin ha’yado kale oo ka mid ah dawladda Puntland sida sanduuqa dhaqaalaha oo horay Soomaaliya uga hirgeliyey Mashaariic badan

Amiirka Kuwait Sheikh Jaber al-Ahmad al-Sabah, iyo in badan oo ka mid ah Qoyska ka taliya dalkaas ayaa saaxibo dhow waxay yihiin Mudane Cumar Xaaji cali oo ah aqoonyahankii soo dhameeyey garoonka diyaaradaha Garowe  ee maanta madaxweyne Farmaajo furay iyo jaamacada Maakhir ee Badhan

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *