Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

wasiirka wasaaradda haweenka iyo xuquuqal insaanka ayaa ka hadashay sharciga wasaarada haweenka ee golaha wasiiradu ansixiyeen

Wasiirka haweenka iyo xuquuqal insaanka Marwo sahra Cali Samatar ayaa ka hadashay xeer sharciyeed ay dhowaan ansixiyeen golaha wasiirada dowladda somaliyeed.sharcigaasi oo dhowaan ay ka horyimaadeen odayaasha iyo wadaadada muqdisho .Qayladaasi ay kiciyeen dadkii u jeedada iska horimaadka ka lahaa sharcigaasi dhowr jeerna ay dowladdu ka hadashay ayaa uGu dambayntii waxaa ka hashay gabadha wasiirka ka ah wasaaradda sharciga loo ansixiyey Sahra Cali Samater

\

 

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *