Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Weerarkii argagixiso ee lala beegsaday liido oo la soo af jaray

sawir lidoSidaan ognahay laba qarax ayaa lala beegsaday makhaayad ku taala LIIDO Magaalada Muqdisho.Ka dib qaraxyadaasi waxaa makhaayadda gudaha u galay rag hubaysan oo ka tirsan ururka alshabaab,

Saacado gaadhaya 10 saacadood ayaanu qaatay inuu dhamaado dagaal ku dhex maray ciidamada ilaalada u ahaa makhaayadaasi ciidamada nabad sugidda iyo raggii hubaysnaa ee gudaha u galay makhaayadda.Waxaa lashaeegayaa inay dhimashadu gaareyso 25 qof iyo dhaawac aad u badan dadka dhintay qaarbaa saaka laga soo saaraya baabuurtii ku gubatey halkaas.Ciidamada nabad sugiddu waxay sheegeen inay nolol ku qabteen nin ay ku tilmaameen inuu hogaaminaayey kooxdii hubaysnayd ee makhaayadda gashay.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *