xerada daynuuney oo ururka afka duubtaa ka qaatay gaadiid iyo qalab dagaal labadaba ka dibna iskaga baxay
|https://youtu.be/TBi43yXJ7Ks
waxay sheegteen ciidamada dowladda oo markii hore laga qabsaday xeradu iney iyagu ka saareen alshabaabka ,balse dhowr saacadood ayey haawaneysey ka dibna ciidamadu dib uGu soo noqdeen