Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

xildhibaanada puntland oo cod aqlabiyada ku caydhiyey golahii wasiirada puntland.

   fadhi caadi ah oo ay yeesheen baarlamaanka puntland oo ay kaga hadlayeen dhinaca aminiga , hoos u dhac ku yimid dhaqaalaha dalka iyo sicir barar baahsan oo saameeyey noloshii dadka ayaa keenay in baarlamaanku cod aqlabiyada xilkii kaga xayuubiyey golihii wasiirada puntland kuna kala diray wasiiradii puntland 18/7/2017 .

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *