Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

xmed Madoobe iyo Siciid Deni oo Dib ugu Noqday Garoowe iyo Kismaayo (Warbixin)

Madaxwayneyaasha  maamulada Puntland iyo Jubbaland oo Muddo ku sugnaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda ah, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalooyinka Garoowe iyo Kismaayo.

Axmed Madoobe iyo Siciid Deni ayaa Maalmihii lasoo dhaafay Rajjo ka Qayb inuu dib u Bilowdo Shirka Arimaha Doorashadu, balse waxaa arintaasi Gabalkeedu dhacay markii uu Baarlamaanku 2-Sanno u Kordhiyey Hay’adaha Dawladda oo Madaxwaynaha uu Qayb ka yahay.

Intii aysan kasoo bixin Muqdisho waxaa Qabsoomay Kulan ay la yeesheen Siyaasiyiinta Mucaaridka ah.

Beesha Caalamka oo Saamayn ku lahayd mudooyinkii dambe Arimaha Doorashada ee Soomaaliya ayaan weli wax war ah kasoo saarin  Go’aankii Baarlamaanka.

Balse Madaxwaynaha  oo soo dhoweeyay Tallaabada uu Qaaday baarlamaanka ayaa Fariin adag u diray Beesha Caalamka isagoo xusay inaysan faragashan arimaha gudaha ee Soomaaliya.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *