Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

yugaandha oo ciidan u soo diraysa somaliya

Dhowr dal oo afrikaana waxaa caado u noqotay hadba ciidamadooda tababarka dhamaystata iney u soo diraan somaliya si ay waaya aragnimo dagaal uGu yee shaaan,muddo 10 sano ay ciidanka Amisom ku sugan yihiin dalkan Soomaaliya ayaa hadana waxaa la shaacinayaa in ciidan hor leh oo ku howlgali doona isla magaca Amisom loo soo daabuli doono gudaha dalka.

Dowladda Uganda ayaa shaacisay sawirradooda kuwaas oo shalay sagootin loogu sameeyay Xerro ciidan oo ku taala gudaha dalkaas Uganda ayaa la soo sheegayaa inay bedeli doonaan ciidan hore u joogay gudaha Soomaaliya, kuwaas oo dhameystay howlgal hal sano ah.

Sidoo kale ugaadha waxay ka dhigatay somaliya meel ay ciidamadeedu kala soo baxaan mushaharkooda ,sidaa darted Ciidanka Lasoo wado ee uganda ayaa ka qeyb qaadan doona dagaalka xarakada Alshabaab ay kula jirto dowladda Soomaaliya iyagoo sidoo kale utaagan ilaalinta xukuumadda federaalka Soomaaliya, waxaana dhamaantood lageynayaa gudaha caasimadda dalka ee Muqdisho

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *