Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Aqoonyahan Faysal cabdi rooble oo su’aalo muhiima ay ka waydiiyeen aqoonyaho kala duwan shirkii dalka jabuuti.

 (Golaha1960) Su’aalo aad u mihiima ayey si toosa u weydiiyeen AQOONYAHANO IYO SIYAASIYIIN  kala jooga dalalka AMARAYKANKA, UK   IYO DALKA  USTAREELIYA aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble oo ka qaybgalay shirkii ka dhacay dalka Jabuuti(bisha Diisambar 2017) ee ay soo qaban qaabisay Hay’adda HERETEYJ .kaasi oo lagaga hadlay isku xinaanshaha,isdhaafsiga ganacsiga iyo wax wada qabsiga dadka somaliyeed ee ku kala nool dalalka aduunka siiba geeska Afrika.Shirkaasi oo ay ka soo qaybgaleen aqoonyahano iyo siyaasiyiin somaliyeed oo ka kala yimid dalalka aduunka iyo dalalka geeska Africaba.Dhegeysi wanaagsan.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *