BAR /falanqaynta siyaasadda ee golaha1960 barnaamijkana waxaa goluhu ku falanqeeyey labada musharax madaxwene ee cabdulahi ciilmooge iyo farmaajo
|Doodatan oo ay ka qaybqaateen aqoonyahana ka tirsan golaha1960,golaha codka shacabka somaliyeed ,oo had iyo jeer ka hadla falanqaynta arimaha siyaasadda ee dalka somaliya .Iyadoo doodatan laysku barbardhigayey labada musharax ee u tartamaya jagada madaxweyne ee dalka somaliya 2016,.Taasoo diiradda lagu saaray waxqabadka iyo hogaan wanaaga ay leeyihiin labada musharax somalina ku dooran karto .Waa Maxamed C/lahi Farmaajo iyo Cabdullahi Ciilmooge