Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

barnaamijka bulshada//waxaa marti noogu noqday golaha 1960 gudoomiyaha somali American council of oregon(saco) mudane muse cabdicasis ololdiinle

SACO SAWBarnaamijka bushada oo todobaad kasta habeenka Axadda aanu idiinka soo gudbino Golaha 1960 iyo websidhka golaha 1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed .Barnaamijka todobaadakanna waxaa marti noogu ahaa .

Gudoomiyaha ururka Somali American council of Oregon.Mudane Muse Cabdicasis ololdiinle.Ururkaas oo dadka somaliyeed ee degan gobolkaasi ay kumideysan yihiin kana shaqeeya dhinacyada waxbarashada ,amniga taakulaynta dadka u baahan caawinta.

Sidoo kale wuxuu aad uga hadlay arimaha doorashada dalka maraykanka ka socda hadda taasi oo uu ku dhiiri geliyey in dadka somaliyeed ay codkooda ku doortaan qofka ay rabaan.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *