Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

barnaamijka doodaha//garyaqaan cabdiwaaxid c/llahi,siciid maxamed(xaaji caare) geeldoon iyo yalax .aqoonyahanadan oo marti ugu ahaa golaha1960 barnaamijka doodaha.

sawirka golahaBarnaamijka dood golaha1960 oo ay had iyo jeer  ka qayb qaataan siyaasiyiinta iyo aqoonyahanada somaliyeed ee ku kala nool woqooyiga Ameerica iyo caalamka kaleba,Barnaamijkan dooda oo aanu had iyo jeer ku soo qaadano arimaha ka cusboonaada somaliya.

Barnaamijkanna waxaa ka qayb qaatay aqoonyano somaliyeed .Sida garyaqaan Cabdiwaxid C/llahi,Sicid Maxamed (xaaji caare),Geeldoon iyo yalax. Barnaamikan dooda ahna waxaanu diiradda ku saaray ,Sharcinimada sheegashada xoriyadda s/land,dhibaatadii ka dhacday Magaalada Laas caanood 18 may 2016,shirka xubnaha golaha amniga ee magaalada Muqdisho iyo arimo kale oo badan.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *