cod /barnaamijka falanqaynta siyaasadda golaha1960 waxaa lagu qaadaa dhigay madaxweyne xasan sheekh iyo raiisal wasaare cumar c/rashiid Mohamed Hassan | December 26, 2016 | Waraysi | No Comments Barnaamijka falanqaynta siyaasadda oo uu ka qayb qaatay aqoonyahan ka tirsan golaha1960,golaha codka shacabka somaliyeed ,oo had iyo jeer ka hadla falanqaynta arimaha siyaasadda ee dalka somaliya MR WARDHEERE .Iyadoo Barnaamijakan laysku barbardhigayey labada musharax ee u tartamaya jagada madaxweyne ee dalka somaliya 2016,.Taasoo diiradda lagu saaray waxqabadka iyo hogaan wanaaga ay leeyihiin labada musharax somalina ku dooran karto .Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh Adan iyo Raiisal wasaare Cumar Cabdirashiid .labada sano ee 2015 iyo 2016. Weriye Dhegood puntlandes.com Saadaalnews.net.Arimaha.com Related Posts waraysi/ Pro: cali xaaji warsame doorashada xisbiyada badan ee p/land, khilaafka p/land iyo d/federalka, hungowgii s/land ee g/sanaag iyo sool No Comments | Jun 19, 2021 waraysi /aqoonyahan c/qaadir sheikh (jengeli) oo ka waramay musuqmaasaqa ,rajo xumada iyo sharcidarada haraysay doorashada 2016ka ,kaasoo uu ku soo bandhigay golaha1960 No Comments | Dec 7, 2016 waraysi/ aqoonyahan Ismacil diiriye gama’diid(dhegaweyne)ayaa ka waramay khayraadka kala duwan ee dalka somaliya 1 Comment | Oct 1, 2016 waraysi/ dr maxamud xuseen cigeh oo ka mid ah madaxda bankiga horumarinta afrika ayaa waraysi siiyey golaha1960. No Comments | Nov 6, 2016 About The Author Dhegood Add a Comment Cancel replyYour email address will not be published. Required fields are marked *Comment:*Name:* Email Address:* Website: Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.