Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

cod/prof Cabdirashiid cabdiraxma (geyre) oo ka hadlay soo noolaynta rajada mustaqbal ee somaliya &lana dardaarmay baarlamaanka somaliya

sawirka golaha

Prof Cabdirashiid Cabdiraxman (Geyre) ayaa golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan u mariyey  ummadda soamliyeed  sida ugu haboon ee rajada mustaqbal ee dadka  somaliyeed lagu soo celin karo ,iyadoo uu kula dardaarmay BAARLAMAANKA   SOMALIYA  iney yihiin cidda ka masuulka ah  mustaqbalka  ubadka somaliyeed lagana sugayo iney doortaan hogaamiye daacad u ah dalka iyo dadka somaliyeed.

Sidoo kale wuxuu ku dheeraaday Faragelinta ay wadamada shisheeye ku hayaan doorashada ka dhacaysa dalka somaliya ..2017

Weriye Dhegood

Puntlandes,Saadaalnews,Golaha1960.Arrimaha.com

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *