Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

dood lagaga hadlaayey heshiiskii Puntland iyo dowladda federalka oo lagu qabtay golaha 1960 ayna ka qayb qaateen saddexda aqoon yahan ee.mudane cabdidahir maxamed yey, mudane siciid dhafuuje iyo safiyo yasiin,

Dood_1Siyaasiyiinta ayaa ku bandhigay golaha 1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed ,sida ay u arkaan heshiika dhex maray dowladda federalka somaliyeed iyo Puntland.Heshiiskaasi oo ay Puntland ku ogolaatay in doorashada 2016ka loo maro qaabka 4.5ka ,taasi oo uu horay dadka reer Puntland iyo maamulkooduba ay horay u sheegeen inaaney marnaba qaadanay nidaamkaasi qabaliga ku dhisan ee ah 4.5

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *