dood/ cabdidahi m yey,cawil xirsi,cabdullahi ciid iyo siciid c nugaal ay ku falanqeeyeen puntland iyo maanta amniga, horumarka,dib u dhaca,xuduudaha,dhaqaalaha iyo hogaanka
|Doodan oo ay ka qaybqaateen siyaasiyiin iyo aqoonyahano kala jooga dalalka Maraykanka iyo keneda taasoo lagu falanqaynayo PUNTLAND SHALAY IYO MAANTA. ee dhinacyada AMNIGA, XUDUUDAHA gobolada SOOL ,SANAAG iyo MUDUG ,SICIR BARARKA,SIYAASADDA ,DIB U DHACA iyo HORUUMARKA DALKA ku yimid Puntland iyo weliba dhaliilo ay u soo jeediyeen HOGAANKA PUNTLAND.
Doodatan oo ah mid aad u xiiso badan Aqoonyahanada iyo siyaasiyiinta ka qayb qaatay waxay siiyeen Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan,Aqoonyahan Cabdidahir Maxamed Yusuf (yeey), Aqoonyahan Cabdulladi Ciid, Kornayl Cawil M Xirsi iyo Siciid Ali Nugaal.
Weriye Dhegood