dood/ dood balaaran oo lagu falanqeeyey maxay jabhada onlf uga tanaasushay xornimo u dirirkii (golaha1960)
|Doodan oo aad u qiima badneyd laguna qabtay Golaha1960 ,Golaha codka shacab Somaliyeed,Taasi oo ay ka qayb qaateen siyaasiyiin badan oo ka tirsan Golaha1960, aadna loogu falanqeeyey saluugii ka dhashay heshiiskii ay Jabhada ONLF la gashay Dowlada Federalka Itoobiya .Heshiiskaasi oo aaney ka muuqan hal qodob oo ka hadlaya Xornimo u dirirkii iyo hamigii loogu halgamayey in Itoobiya laga xoreero dhulka somaliyeed ee Itoobiya gumeysato. Sidoo kale waxaa doodaasi ka dhalatay su’aal ah maxay dadkii naf iyo maalba ku waayey dagaalkaasi Jabhada ONLF ku QANCIN DOONTAA?. Dhegeysi wanaagsan doodan oo ah dood hufan ayna ka qaybqaateen Siyaasiyiinta : Hanad,Baabili,Daqare iyo Oday Cabdulle.
Weriye Dhegood