dood wadaag Q 1aad/ wasiiradii hore ee puntland iyo gudoomiyayaasha ja’liyadaha yurub iyo n/ameerika ee p/land iyo j/land oo dood kulul ka yeeshay arimaha xisbiyada badan iyo doorashada p/land
|Doodan oo ay ka qayb galeen W/hore ee wasaarada beeraha Puntland Maxamud Xaaji Salax ,W/ku xigeenkii hore Dekedaha p/land Xildhibaan Abshir Siciid Salax ,W/ku xigeenkii hore kaluumaysiga p/land Bille Qabowsade ,Gudoomiyaha golaha dhexe ee jahliyadaha Yurub ee p/land Siyaad Ali Jamac iyo Gudoomiyaha ja’liyada N/Amerika J/land Cabdiweli Warsame Waxay doodani oo aad u kulayd waxaay diiradda ku saareen Sababaha keenay in ay dowladu fulin waydo balanqaadkeedii ahaa iney dowladu furi doonto xisbiyo badan oo ay dadku ugu tartamaan hal cod iyo hal qof uguna doortaan madaxda hogaamin doonta mustaqbalka P/land iyo cidda masuuliyadda iska leh.
Weriye Dhegood
Puntlandes,Arrimaha,Saadaalnews,Puntlandpost iyo Golaha1960.com