dood wadaag Q 2aad/ WASIIRADII HORE PUNTLAND IYO GUDOOMIYAYAASHA JA’LIYADAHA YURUB IYO N/AMEERIKA EE P/LAND IYO J/LAND OO DOOD KULUL KA YEESHAY MASHAARIICDA HORUMARINEED EE P/LAND +CADAALADDA GOBOLADA
|Doodan oo ay ka qayb galeen W/hore ee wasaarada beeraha Puntland Maxamud Xaaji Salax ,W/ku xigeenkii hore Dekedaha p/land Xildhibaan Abshir Siciid Salax ,W/ku xigeenkii hore kaluumaysiga p/land Bille Qabowsade ,Gudoomiyaha golaha dhexe ee jahliyadaha Yurub ee p/land Siyaad Ali Jamac iyo Gudoomiyaha ja’liyada N/Amerika J/land Cabdiweli Warsame Waxay doodan oo dhinacyo badan taabanaysa diiradda ku saareen Mashaariicda horumarineed ee ah kaabayaasha dhaqaalaha Puntland.Iyagoo sheegay inaaney qaarkood ahayn mashaariic wakhtigan loo baahan yahay ineyna jiraan qaar kaga haboon oo aad loogu baahan yahay.sidoo kalena waxay sheegeen cida masuulka ka ah in cadaalad loo sameeyo gobolada oo dhan.
Weriye Dhegood
Puntlandes,Arrimaha,Saadaalnews,Puntlandpost iyo Golaha1960.com