Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

DOOD WADAAG Q3AAD/ WASIIRADII HORE PUNTLAND IYO GUDOOMIYAYAASHA JA’LIYADAHA YURUB IYO N/AMEERIKA EE P/LAND IYO J/LAND OO DOOD KULUL KA YEESHAY AMNIGA P/AND IYO HEERKA UU MARAYO WAKHTIGAN

Doodan oo ay ka qayb  galeen  W/hore ee wasaarada beeraha Puntland Maxamud Xaaji Salax ,W/ku xigeenkii hore Dekedaha p/land Xildhibaan Abshir Siciid Salax ,W/ku xigeenkii hore kaluumaysiga p/land Bille Qabowsade ,Gudoomiyaha golaha dhexe ee jahliyadaha Yurub ee p/land Siyaad Ali Jamac iyo Gudoomiyaha ja’liyada N/Amerika J/land Cabdiweli Warsame    Waxay doodan oo dhinacyo badan taabanaysa  diiradda ku saareen Amniga p/land iyo meesha uu marayo wakhtigan iyadoo ay jiraan in p/land ay ku sugan yihiin Alshabaab iyo Daacis oo labaduba argagixiso yihiin.

Weriye Dhegood

Puntlandes,Saadaalnews,Arrimaha,Puntlandpost iyo golaha1960.com

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *