Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

dood/cod ,barnaamijka falanqaynta siyaasadda ee golaha1960 ayaa lagaga dooday farqiga u dhexeeya musharaxiinta xildhibaan faroole iyo xildhibaan cumar cabdi rashiid

sawirka golaha

Doodatan oo ay ka qaybqaateen aqoonyahana ka tirsan golaha1960,golaha codka shacabka somaliyeed ,oo had iyo jeer ka hadla falanqaynta arimaha siyaasadda ee dalka somaliya .Iyadoo doodatan laysku barbardhigayey labada musharax ee u tartamaya jagada madaxweyne ee dalka somaliya 2016,.Taasoo diiradda lagu saaray waxqabadka iyo hogaan wanaaga ay leeyihiin labada musharax somalina ku dooran karto .Waa Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxman Faroole.

.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *