Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

dood/sanater axmed xaashi maxamud iyo safiir c/kariin ow ali oo ka hadlay arinta muranka dhalisay ee c/kariin qalbi dhagax

 Doodan oo aad u xiisa badan ayna golaha1960 ku marti qaaday Sanater Axmed Xaashi iyo Safiir C/kariin Ow Ali lagagana hadlay Arinta muranka badan dhisay ee jabhadka weyn ee C/kariin Qalbi Dhagax ay dowladda Federalka somaliya u gacan gelisay cadowga somalida ee Itoobiya .Arintan oo noqotay mid xiisad ka dhex dhalisay shacabka iyo dowladda somliya maadaama ay ahayd arin ugub ku ah dalka somaliya.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *