gurmadka gaalkacay//dr c/qaadir maxamud (dhega cadde) iyo Aqoonyahan farax ow cisman ayaa ka hadlay baahida gurmad ee magaalada gaalkacayo
|Dr Cabdulqadir Dhega cadde wuxuu aad uga waramay xaaladda ay ku sugan yihiin dadka ku dhawacmay qaraxii ay cadowga somaliyeed ka geysteen Magaaladda gaalkacayo,iyo baahida ka jirta cusbitaalka ay yaalaan dhaawacaasi,
sidoo kale wuxuu ka waramay dhibaatada balaaran ee ka dhacday magaaladaasi ee maal iyo nafba.
Sidoo kale Madaxweynaha Puntland Diaspora Forum Aqoonyahan Farax Ow Cisman ayaa ka warbixiyey gurmadka iyo isku xirka ay ka sameeyeen dhibaatadaasi ka dhacday Magaalada Gaalkacayo