gurmadka gaalkacayo//gudoomiyaha gudiga gurmadka Amiir maxamud Yusuf ayaa ka warbxiyey xaaladda ka jirta magaaladda gaalkacayo
|AmiirMaxamud Yusuf ayaa uga waramay golaha1960 iyo ummadda somaliyeed xaaladda ka jirta magaaladda Gaalkacayo ee dhinacyada Dhaawacyada ,burburka hantiyeed,nabadgelyo iyo sida loogu baahan yahay in loogu gurmado dadka dhibaatadu ka soo gaartey qaraxii dhowaan ka dhacay magaaladaasi Gaalkacayo.
Sidoo kale waxaa ka hadlay Sheekh C/risaaq Sancaani ,C/raxman dalmar ,Sugule. Dhamaantoodna waxay sheegeen in ummadda somaliyeed uu khayr iyo wanaag uGu jiro hadey isu gurmadaan ,dadka Somaliyeedna ay ka qaybqaataan Gurmadka loo samaynaayo Dadka ay dhibaatadu ka soo gaartey Qaraxii Gaalkacayo.