hambalyo /wasiirka socdaalka iyo jinsiyadaha dalka keneda iyo aqoon yahan c/qafaar shiikh adan shiikh cabdullahi.
|HAMBALYO:
Golaha1960 maamulkiisa,odayaashiisa iyo xubnaha joogtada ka ah waxay hambalyo u dirayaan Wasiirka cusub ee SOCDAALKA iyo JINSIYADAHA ee dalka keneda(CANADA) iyo Aqoonyahan C/qafaar Sheekh Adan Sheekh C/llahi oo ka mid noqday 75 qof oo ay jaamacadi siisay abaalmarinta uGu saraysa ee jaamacaddaasi bixiso dalka keneda.
Weriye Dhegood
puntlandes,saadaalnews,arrimaha,golaha1960.com