Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Aqoonyahan cabdi guuleed,siyaasada somaliya xagey u socotaa,khilaafka dowlad goboleedada iyo dowlada dhexe iyo xadgudubkii weftigii kiiniya ee kismaayo

  Waraysigan oo aanu la yeelanay Aqoonyahan Cabdi Guuleed oo aanu ku eegnay Siyaasada somaliya oo baryahan dambe aragtiyo kala  duwan laga bixiyo Jihada ay u socoto  aragtida uu aqoonayahan ahaan isagu qabo.Xiriirka aan wanaagsanay iyo wada shaqayn la’aanta ka dhexaysa dowlad goboleedada qaarkood iyo dowlada federalka  taasi oo uu jawaab waafiya ka siiyey dadweynaha meesha uu salka ku hayo.

Sidoo kale waxaanu ka  waraysanay xad gudubkii iyo jebintii  shuruucda caalamiga ah ee ay Weftiga dowlada Kiiniya ku samaysay somaliya  imaatinkoodii Magaalada Kismaayo.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *