waraysi/ aqoonyahan cabdiqaadir jengely ,go’aamada iyo shirarka dowlad goboleedada,siyaasad arimaha dibada ee daalaa dhacaysa
| Aqoonayahan Cabdilqaadir Jengeli oo waraysi siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan, kaasi oo uu kaga hadlay Aqoon darada Somalida ka haysata dhinaca is maamulka iyo fulinta go’aamada maamulku gaadho had iyo jeer ,Sidoo kale wuxuu xusay inaaney dadka somaliyeed weli u bislayn wax maamulka,Taasi oo keentay maamulkii Musuq maasqa ahaa ,maamulkii askarta ,woodh loodhadii iyo dowlad goboleeda qabyaalada ku shisan.
Weriye Dhegood