Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan cabdulqadir jingeli oo ka waray shir ay isugu yimaadeen aqoonyahano dhinaca beeraha ah dalka maraykanka.

       Waraysigan uu siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan Aqoonyahan C/qadir Jengeli oo ka qaybgalay shir lagu qabtay dalka Maraykanka oo ay isugu yimaadeen aqoonyahanada bartay BEERAHA ee ka soo baxay Kuliyada Beeraha ee jaamacada ummadda Somaliyeed ee Afgooye iyo Aqoonyahano kale oo Aqoon u lahaa dhinaca beeraha xilalna ka soo qabtay dowladihii somaliya , Intooda badan Aqoonyahanada isu yimid waxay ahaayeen dad wax ku bartay dhaqaalihii dowlada Somaliyeed.

Shirkan oo ka duwanaa shirarkii lagaga hadli jirey siyaasada ,isagoo shirkan laga soo saaray 22 qodob oo aad u muhiima waxna laga qaban karo dib u dhaca beeraha,biyo yaraanta iyoo xaalufka dhireed ee ka jira Dalka Somaliya .Shirkani wuxuu bilow u yahay shirar loogu baaqay aqoonyahanada kalena iney isugu yimaadaan shirar la mid ah kan ay yeesheen aqoonyahanda BEERUHU si ummadda somaliyeed uga faaiideysato.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *