waraysi /aqoonyahan cabdulxamid islaan farax ayaa waraysi siiyey golaha1960 waraysigaasi oo dhinacyo badan taabanaya
|Waraysigan uu Aqoonyahan cabdulxamiid Islan Farax siiyey Golaha1960. Golaha codka shacabka somaliyeed iyo websaydhada uu goluhu leeyahay iyo websaydhada xiriirka la leh golahan1960. Wuxuu aqoonyahanku kaga hadlay dowladnimada somaliyeed ,rajada mustaqbal ee ay somali qabto iyo faaiidada uu federalku u leeyahay dalka somaliya.