Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan c/qaadir jengeli, cidda hortaagan in doorasho dhacdo , heshiiskii madasha,khilaafka farmaajo iyo rooble

 Waraysigan uu siiyey Golaha 1960 ,Aqoonyahan  C/qadir Jengeli wuxuu kaga hadlay dib u dhaca ay Dowlad goboleedadu  ku samaynayaan in la doorto Baarlamaanka Golaha shacabka , awood la’aanta Raiisal wasaare Rooble, khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha iyo Raiisal wasaaraha.

Sidoo kale Aqoonyahanku waxuu ka hadlay Raaligelintii Raiisal wasaare Rooble ee Imaaraadka iyo Tegidiisii Garoonka Aadn Cadde,   Sidoo kale wuxuu ka waramay khudbadii madaxweyne farmaajo iyo hadalkiisii in la ilaaliyo Amaanada dadka iyo arimo badan oo kale.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *