Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan c/qaadir jengeli oo ka hadlay xiriirka diblamaasiyadeed ee xumaaday ee somaliya iyo kiiniya ,murunka badda iyo mustaqbalka saamaynta uu yeelan karo.

   Aqoon yahan Cabdulqaadir Jengeli ayaa uga waramay  golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan xiriirka diblamaasiyadeed ee xumaaday kaasoo u dhexeeya Dalka Somaliya iyo Dalka Kiiniya ,ka dib markii ay dowlada Kiinya soo eridey safiirkii somaliya koodiina uga yeeratay Somaliya.

Sidoo kale C/qaadir Jengeli wuxuu aad uga waramay badda muranku ka taagan yahay ee shidaalku ka buuxo cida iska leh. Wuxuu kaloo ka faalooday waxyaalaha ka imaan kara ee xaga dhaqaalaha ,shaqaalaha iyo ganacsiga u dhexeeya somaliya iyo kiiniya saamaynta uu ku yeelanayo labada dal marka laga eego dhinaca arimahaasi

Weriye Dhegood

.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *