Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Aqoonyahan c/qaadir jengeli,taariikhda badaha somaliya iyo xukunkii maxkamada aduunka ee xuduuda somaliya iyo kiiniya.

 Waraysigan uu siiyey Aqoonyahan C/qaadir Jengeli Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan, wuxuu kaga waray maalinta calanka Somaliya taariikh ahaan wakhtigii la sameeyey oo ku beegan oktobar/12/1954kii, Sidoo kale wuxuu ka waramay muranka wakhtigii aynu ku biiray heshiisyadii biyaha aduunka iyo xuduudaha badda . sidoo kale wuxuu tariikh ahaan uga waray wasiiradii iyo aqoonyahandii wakhtiga badan geliyey  qoraalada iyo ka shaqaynta xuduudaha badda somaliya.

Sidoo kale Aqoonyahanku wuxuu sharaxay cadaalad darada lagu saleeyey xukunkii ay maxkamada aduunku ka gaadhey murankii dhinaca badda ee u dhexeeyey dalalka Somaliya iyo Kiiniya ,taasi oo  qayb ka mid ah badda somaliya  ay maxkamadu siisay  dalka kiiniya iyo arimo badan oo kale oo ku qarsoon go’aankaasi ay maxkamadu gaadhey.

Weriye Dhegood

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *