waraysi/ aqoonyahan c/qaadir jengeli,xarigii c/raxman c/shakuur,dowlada, xuquuqda qofku leeyahay iyo arimo badan
|Aqoonyahan Cabdulqaadir Jengeli ayaa si dhiibli ah uga hadlay isqabsiga Dowladda federalka , xildhibaanada iyo siyaasiyiinta kale.Arimaha ka dhashay xarigii C/raxman C/shakuur ,ilaalinta xuquuda dadku u leeyihiin iney cabiri karaan fikradahood. Horumarka dowladdu ka samaysay dhinaca Maaliyadda,iyo arimo badan oo muhiima.
Weriye Dhegood