Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan c/qaadir shiikh jengeli oo ka waramay taariikhda dhul badeedka lagu muransan yahay iyo maxkamadii icj,

  Aqoonyahanku wuxuu Golaha1960 uga waramay Taariikhda dhulka lagu magacaabi jirey Jubbaland ee maanta qaybina ay ka tirsan tahay Somaliya qaarna Dalka Kiiniya iyo heshiiskii INGIRIISKA iyo TALYAANIGA.

Sidoo kale wuxuu ka waramay MOU gii ay wada galeen Somaliya iyo kiiniya heerkii uu soo Maray sanadihii u dambeeyey iyo sababihii keenay Dacwada maxkamada aduunka iney somalidu geeyso dacwadaas. Sidoo kale wuxuu ka waramay sida ay dowlada Kiiniya u dhexgashay siyaasada dalka Somaliya iyadoo rajayneysa in isbedel ku yimaada Madaxnimada Somaliya uu isbedel ku samayn doono arimaha taagan maanta.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *