Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Aqoonyahan c/qadir shiikh jengeli,maxay labaatan (20)sano ka dib carta uga hanaqaadi weydey dowladnimo rasmiyi dalka somaliya,

  Aqoonyahan C/qadir Jengeli ugu horaytii wuxuu xusay 12ka oktober Maalinta CALANKA BULUUGAA  ee Somaliya oo ku beegan maanta 12ka oktoobar

Waraysigan Aqoonyahan C/qaadir Jengeli wuxuu xusay bilowgii xoriyada ilaa 15kii sano ee u horeeyey horumarka ay dowladihii Somaliya u kala dambeeyey ay gaareen .Sidoo kale wuxuu ka waramay dowladihii Dumey sida Somaliya ee markiiba dib u soo kabtay sida Itoobiya ,Ruwanda iyo Laybeeriya,      Sidoo kale wuxuu bayaamiyey in dowladaha aduunku horay u socdaan balse ay Somaliya ay dib u socoto Sida Ceemasaarka Isimada faraha badan oo ka dhigan in dowladnimadiiba laga tegey oo dib loogu noqday ismaamuladii Qabaliga ahaa ee Isimadu xukumi jireen ,Jeclaaanta magacyada derajada sida Xildhibaan, Wasiir  oo marwalba laaluush lagu doorto iyo qabiil arimahaasina waxay lid ku yihiin dowladnimo  horuumarta oo hanata dalka oo dhan.iyo arimo badan oo kale—-

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *