Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Aqoonyahan C/salaan x ismacil,shirkado shidaal oo raba iney dhacaan khayraadka somaliya sidii som oil.

   Waraaysigan aanu la yeelanay Aqoonyahan C/salaan X Ismacil wuxuu kaga waramay taariikhdii ay Soo martay sanadahan dambe shirkadaha u soo tafaxaytey boobka khayraadka dalka Somaliya Sida Shidaalka .Musuq Maasaqii ay ku kacday Shirkadii Som oil iyo Spectrum oo dhowr jeer magaca iyo Addressyadaba bedeleytey sheegatayna dhaqaale aad u badan oo kaga baxay baaritaankii ay sameeyeen..  Wuxuu kaloo aad uga Waramay Shirkad cusub oo xiriir la leh Som oil Costal Patroliam Limited iyo costal line oo ka diiwaan gashan dalalka Ingriiska iyo dalka Maraykanka kuwaa soo weli ku xiran  Raiisal wasaarihii hore ee Somaliya Mr Xasan Cali Khayre iyo madaxda kale ee dalka ugu saraysa ,dhowr jeerna uu Mr Khayre  shirkooda ka qayb galay, Shirkadaasi cusub oo raba in la siiyo lix block oo jubbaland , Galmudug  iyo  koonfur galbeed ku yaala dhinaca badda  .Sidoo kale wuxuu ka waramay  arimo badan oo kale

Weriye

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *