Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan c/salaan xaaji ismacil, heshiiskii badda somaliya ,dhibaatooyinka xisbiga dimuqraadigu u geystey somaliya iyo faaiidooyinka xisbiga republicanka marykanka

      Waraysigan uu C/salan Xaaji Ismacil  siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu kaga hadlay Heshiiskii khaldanaa ee badda Somaliya lagu saxeexay iyo heerarkii uu soo maray heshiiskaasi.

Sidoo kale wuxuu ku dheeraaday dhibaatooyinka uu xisbiga dimuqraadiga ee dalka Maraykanku  u geysteen dadka Somalida ah  Xirida  Xawaaladaha iyo dhibaatooyinka ka dhashay,   Soma oil oo ay samaysteen xisbiga Dimuqraadigu si ay ugu dhacaan khayraadka Somaliya   Kaluunka somaliya ,geynta Amison oo aan wax shaqo ah qaban. u xilsaaridii Obama uu Itoobiya u xilsaaray arimaha somaliya.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *