Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Aqoonyahan fayal cabdi rooble, sababaha keenay dib u dhaca doorashada, khilaafka Farmaajo iyo Rooble,raali gelintii imaaraadka iyo arimo—

 Aqoonyahan Faysal cabdi Rooble,Waraysigan uu siiyey Golaha1960 wuxuu kaga hadlay sababaha hortaagan illaa iyo hadda in la qabto doorashada baarlamaanka golaha shacabka federalka,, doorka  ay dowlad goboleedyadu ku lahaayeen dib u dhaca doorashada, khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha iyo Raiisal wasaraha, faragelinta dowladaha shisheeye, Khudbadii madaweyne Farmaajo uu todobaadkan u jeediyey dadweynaha somaliyeed iyo  horumarka ay dowlada somaliya ka gaadhey xarumaha had iyo jeer laga hadlo arimaha somaliya sida UN& AU iyo ururada kale ee caalamka iyo  arimo badan kale oo badan—–

Weriye Dhegood

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *