Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Aqoonyahan Faysal Cabdi rooble 36sano ka dib booqashadiisii muqdisho ka sheegay arimo aad u cajiiba

   Waraysigan oo aad uga duwan waraysiyadii Aad ku barateen Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble ee uu kaga hadli jirey arimaha siyaasadda ,federalka iyo isbedelada looga baahan yahay iney ka dhacaan somaliya .Waa waraysi uu Faysal kaga hadlayo horumarka bulshada ,Dhaqaalaha,nabadgeyada iyo amniga  Magaalada Muqdisho.Sidoo kalena wuxuu ka waramay Arimo la yaable oo uu ku soo arkay magaalada Muqdisho.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *