waraysi/ aqoonyahan faysal cabdi rooble ayaa waraysi siiyey golaha1960 oo uu kaga waramay doorashada baarlamaanka federalka 2016ka
|Waraysigan uu Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble siiyey golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed iyo Websaydhada golaha,iyo kuwa xiriirka la leh. sida. www.golaha1960.com ,www.Arrimaha.com iyo www.puntlandes.com.Kaasoo uu aad ugaga faalooday doorashooyinka baaralamaanka federalka aqalka sare,aqalka hoose ee doorashada 2016 musuq maasaqa iyo wax isdabamarinta ka dhacday doorashooyinkii dhowaan lagu qabtay Dowlad goboleedada dalka somaliya.
Weriye Dhegood