Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan faysal cabdi rooble caleemasaarkii puntland ,kulamadii madaxda sare ee garoowe iyo khilaafka madaxda dowlad deegaanka somalida

   Waraysiagan oo ka duwan kuwii hore ee Aqoon yahan Faysal Cabdi Rooble siiyey Golaha1960 iyoWebsaydhada ay wadashaqeeyaanba wuxuu kaga faalooday Waraysiagan qaabkii ay u dhacday xafladii caleemasaarka madaxda puntland iyo Madaxdii kala duwanayd ee ka soo qaybgashay ,sida madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynayaashii ka horeeyey  sida Shariif iyo Xasan .Sidoo kale  madaxda dowlad goboleedada , wasiiro iyo baarlamaanka federalka iyo madaxdoodaba.Caleemasaarkaas oo ahaa mid ay madaxda kala duwani kaga faaiideysteen iney yeeshaan kulamo iyo shirar lagu dhamaynayo khilaafkii dowlada iyo dowlad goboleedada ka dhex aloosnaanaa .

Sidoo kale Faysal Cabdi Rooble ayaa ku dheeraaday ka faaloodka khilaafka soo kala dhex galay Gudoomiyaha xisbiga iyo madaxweynaha dowlad deegaanka somalida ee ay Itoobiya gumaysato.

Weriya Dhegood

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *