waraysi/ aqoonyahan faysal cabdi rooble oo ka waramay isbedelka hogaaminta deegaanka somalida itoobiya,waxa laga rajeynayo madaxweynaha cusub Muadane Mustafe cagjar iyo talooyin uu siiyey(golaha1960)
|Waraysigan uu Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble siiyey Golaha1960 ,Golaha codka shacabka somaliyeed iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan ,wuxuu kaga hadlay shirka hogaamiyayaasha somalida loogu qabtay Magaalada Adis-ababa wuxuu dalka ku hayo.Magaacaabida ku simaha Madaxweynaha Madane Mustafe Cagjar,Sidoo kale Waxaanu ka waraysanay isbedelka lagu sameeyey Magacii dhulkaasi iyo calankiiba.Sidoo kale Wuxuu madaxeynaha sucub u jeediyey dar-daaran ( talooyin) muhiima oo mustaqbalka anfici doona madaxweynaha, iyo arimo badan oo kale
Weriye Dhegood