Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan faysal cabdi rooble oo ka warbixiyey shirkii somalidu isugu tagtay dalka jabuuti

  (Golaha1960)  Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble ayaa ka waramay shirkii ay soo qabanqaabisay ha’yadda heretayj kaasoo ka dhacay dalka Jabuuti ,shirkaas oo ay isugu yimaadeen Siyaasiyiin ,Aqoonyahano iyo Madax kala duwan oo ka kala yimid dalalka ay dadka somalidu ku kala nooluihiin,

Shirkan oo lagaga hadlay isku xidhnaanta dadka somaliyeed ee dhinacyada ganacsiga,isu socodka iyo horumarinta Xiriirada kala duwan ee ay somalidu wadaagto, Shirkaasi oo Faysal sheegay in ay ka soo bexeen arimo dhaxalgal ah oo soo noolaynaya Somalinimada iyo higsiga horumarka.

Weriye Dhegood

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *