Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Aqoonyahan faysal cabdi rooble oo ka warmay fashilka siyaasadeed ee ku dhacay dowlada,waxqabad la’aanta baarlamaanka iyo isqabsiga d/goboleedada/golaha1960

  Waraysigan Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble uu siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ka dib BOOQASHADII  uu ku tegey Magaalada Muqdisho .Waraysigan wuxuu kaga waramay caqabadaha ay dowladu la kulantay ,wada shaqayn la’aanta dowladda iyo baarlamaanka,aqoondarada shaqo ee taala xafiisyada ugu sareeya dowladda,Dhibaatooyinka lugooyo ee ay dowladda ku hayaan AMISON iyo UN tu ,Siyaasiyiinta danaha gaar eeganaya ee lugaha ku dhegan dowlada iyo isqabsiga Dowlad goboleedada iyo dowlada dhexe.iyo arimo badan oo kale

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *