Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan faysal cabdi rooble ,sababta dhalisay qalalasaha ka taagan dalka itoobiya iyo isku daygii inqilaabkii amxaarada

 Waraysiaga uu siiyey Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan ,Waraysiagan oo uu kaga hadlay Sababaha dhaliyey Qalalaasaha iyo kacdoonada ka jira Dalka Itoobiya .Kacdoonkii lagu ridey maamulkii Tigreyga iyo imaatinkii Abye Axmed.

Sidoo kale wuxuu sheegay in  Burburka Itoobiya  uu ka imanayo hadda gobolada Gudaha iyo dadkii ku bahoobey iney boobaan gumeystaana dadyowga darafyada .labada gobol ee Amxaarada Iyo Tigreyga ayaa hadda hormuud u ah Burburka iyo dildilaaca  ka muuqda dalka Itoobiya.

Sidoo kale faysal Cabdi Rooble wuxuu ka hadlay Jabhada ay Amxaaradu samaysteen iyo Shuruudaha uu Tigreygu ku xiray Maamulka hadda ka Jira Addis- Ababa ee Abye Axmed  hogaamiyo iyo arimo badan oo muhiima

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *