Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan faysal cabdi rooble,burburka ku dhacay ciidamada itoobiya,guulaha jabhada tikreega iyo tamardarada abbiya axmed

     Waraysigan uu siiyey Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan, Jabka ay ciidamada Itoobiya kala kulmeen dagaalka u dhexeeya iyaga Jabhada Tikreega iyo jabhadaha kale ee ay xulafo wadaaga yihiin.Sidoo kale wuxuu ku dheeraaday tamar darada maamulka iyo ciidamada Abbiya Axmed haysata hadda, Taasi oo ay jabhaduhu ka soo galeen laba meelood ay na qabsadeen dhul iyo magaalooyin muhiima oo ay ciriiri ku gelin karaan dowlada hadda uu Abbiya Axmed hogaamiyo.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay fikradaha iska hor imanaya ee dadka somalida Itoobiya degan maamulkuna aaminsan yahay in Addis ababa la difaaco dadka shacabkuna aaminsan yihiin in ay dhulkooda difaacdaan.Sidoo kale wuxuu ka hadlay saamaynta uu isbedel ku yimaada xukunkadowlada Itoobiya saamaynta uu dalka Somaliya ku keeni karo iyo arimo badan oo kale.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *