Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Aqoonyahan faysal cabdi rooble,go’aankii badda ee ka soo baxay maxkamada aduunka ,guusha iyo guuldarada go’aanka ee dalalka somaliya iyo kiiniya.

   Waraysigan uu Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble uu siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu kaga hadlay taariikhdii dheerayd ee uu soo maray muranki u dhexeeyey Dalalka Somaliya iyo Kiiniya ee Badda u dhexaysa labada dal iyo Garyaqaanadii ka shaqaynayey dacwadaasi ee labada dal shaqa geliyeen iyo guushii weyneyd ee garyaqaanada Somaliya u shaqeeyey.

Sidoo kale wuxuu aad u sharaxay go’aankii ka soo baxay Maxkamada  iyo Qodobadii ay salka uga dhigeen dacwadooda labada dal iyo go’aamadii ay ka qaateen garyaqaanadu qodobadii 5ta ahaa ee laga doodayey  taasi oo uu xusay in dacwadii kiiniya guudahaan meesha laga saaray, intii badnaydna la qaatay dacwadii Somalidu badka soo dhigatay. Sidoo kale wuxuu aad u xusay Garyaqaanka Somaliga ah ee Cabdiqawi doorkii uu ka qaatay Dacwadaasi .

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *