Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan faysal cabdi rooble,guuldaradii qabashada doorashada,mustaqbalka dalka somaliya 8/feb/2021 ka dib.

  Waraysigan oo ka duwan waraysiyadii hore  oo uu siiyey Aqoonhan Faysal Cabdi Rooble Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan ,ka dib guuldaradii ka dhalatay in heshiis laga gaaro qaabka loo qabanayo doorasho dalka Somaliya ka dhacda 8/feb/2021, oo ku beegan wakhtigii la doortay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ka dib markii lagu guuldaraystay shirkii DHUUSAMAREEB 4, taasoo la sheegay in lagu heshiin waayey saddex qodob.

Sidoo kale Aqoonyahanku wuxuu sheegay inuu madaxweynuhu ka gaabiyey inuu baarlamaanka ka codsado iney wakhti siiyaan uu ku diyaariyo heshiis laga gaaro qorshaha doorshada iyo qaabka loo qabanayo doorashada.Sidoo kale inaanu Madaxweynuhu diyaarin Qoraal ama khudbad la raad-raaco oo lagu kalsoonaan karo,.Wuxuu kaloo ka hadlay arimo  oo badan oo ku gadaaman doorashada lagu heshiin waayey  wakhtigeediina dhamaaday——-

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *