Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Aqoonyahan faysal cabdi rooble,khaladaadka ka muuqata bilowga doorashada ,cadaadiska dani ku hayo j/land,lacag laaanta iyo rajada mustaqbal ——

  Waraysigan uu siiyey Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble   Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan , kaasoo xambaarsan arimo muhiima iyo kuwo xasaasiyaba wuxuu kaga waramay khaladaadka iyo wanaaga ay ku bilaabantay doorashada Somaliya sida dowlad goboleedada Jubaland iyo Koonfur galbeed,  Isbedalada ku yimid dowladihii faragelinta dhaqaale ku lahaan jirey doorashada somaliya ,lacag la aanta ka muuqata musharixiinta iyo dowlad goboleedada dhinaca doorashada,   Sidoo kale Aqoonyahanku wuxuu ku dheeraaday culayska siyaasadeed iyo faragelinta qaawan ee uu Madaxweynaha Puntland ku hayo Madaxweynaha Jubaland iyo arimo badan oo kale.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *