Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan faysal cabdi rooble/madaxweyne farmaajo ,muxuu qabtay horumar, muxuu khalad maamul galay ,maxay somali ka sugeysey ,maxaa laga rajeynayaa(golaha1960),

 (QAYBTA 1aad)    Waraysigan oo ah barnaamij (BARNAAMIJKA SANADKA) uu Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble ,ku qiimaynaayo sanadkii uu ahaa madaxweyne Farmaajo hogaamiyaha dalka Somaliya.(golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan)

Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble oo aad uga faalooda arimaha Somaliya wuxuu qiimayn ku sameeyey  waxqabadkii sanadka ee madaxweyne Farmaajo ,Maxay Somaliyi ka sugeysey oo uu horay u balanqaaday oo uu qabtay sanadkaas ,khaladaadkii maamul ee galay ,Ifafalaha muuqda ee hadda lagu dhexjiro dhinaca siyaasada arimaha dibada iyo shirarka maamulka Somaliland iyo waxyaalaha la rabo inuu si dhakhsa ah wax uga qabto.

Waa barnaamij aan ku qiimeeyey BARNAAMIJKII SANADKA sida barnaamijkii uu kaga hadlay QALBI_DHAGAX oo somali oo dhan gaadhey.

(QAYBTA 2aad) Siyaasiyiin iyo Aqoonyahano kala jooga DALAL badan ayaa Su’aalo ka weydiiyey arimo badan Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble sida Shirka dowlada federalka iyo maamulka Soamliland. ( HA MOOGAAN QAYBTA 2aad)

Q 2aad Su’aalaha dadweynahu ay weydiiyeen  Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *